Madaxweyne Xaaf oo Eedeymo layaab leh u jeediyay Dowlada Federaalka

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa ku eedeeyay dowlada Federeaalka Soomaaliya in iyadu sabab u tahay colaado iyo dilal kala duwan oo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano katirsan Galmudug. Xaaf ayaa sheegay in sanadkii lasoo dhaafay deegaanada Galmudug ku yimid dib u dhac xoogan uu sheegay in ay sabab u tahay khilaafka ay … Continue reading Madaxweyne Xaaf oo Eedeymo layaab leh u jeediyay Dowlada Federaalka